BiyoKulule online Bosaso, Puntland, Somalia |
![]() |
![]() Buur-gaaban ![]() Bosaso City ![]() Xaaji Xuseen Gacayte iyo shirkii Nabadaynta Puntland ![]() Sakariya Mohamed Sabra A/fataah Ahmed |
Garaadka guud ee Beesha Dhulbahante ayaa lagu caleemo saaray maanta 22/05/06 Magaalada laascaanood. Garaaadka oo magaciisa oo buuxa yahay Garaad Jaamac garaad Cali Garaad Jaamac. waxaa dhalay garaadkii ka horreyey Garaad Cabdiqani ee Garaad Cali la odhan jirey. caleemo saarka Garaadka waxaa ka soo qayb galay dad aad u faro badan iyo madax kasocota DFKS iyo kuwa goboleedyada Puntland iyo Somaliland. waxaa laga ilaaliyey in la siyasadeeyo daleemo saarka Garaadka. waxuuna u skicda ilaa hadda si nabad ah waxaana khudbadaha isu dhiidhiibaya salaadiinta iyo madaxda.
Biyokulule
|
The Yibir Of las Burgabo :
|