BiyoKulule Online  Bosaso,  Somalia                       

[email protected]

Eng. Cawaale Jamac

 Buur-gaaban

   Bosaso City

XXuseen Gacayte

 Sakariya Mohamed

 

                                     Wararka  Puntland  15/07/05
 

  1. Saldhigyo Bolis oo la dhisayo
     3 saldhig boolisss oo lsaga dhisayo magaalooyinka bosasa iyo garaawe ,sal dhig yadaa ayaa waxaa laga kala dhisayaa  bosaso xaafada  international vellage  iyo raf iyo raaxo, garoowena waxaa laga dhisayaa  garoonkii hore ee diyaaradaha  garoowe.

 

  1.  Computer sets oo loogu deeqay taliska ciidanka Booliska

hay’ada diakonia oo ugu deeqday taliska ciidan ka biiloska kobuyuutaro iyo footo  koobiyo.

 Waxaa wax laga naxo ah xafiisyada dawlad oo badaanaa is ticmaala teebab iyaga oo awoodi kara in ay kumbuuyuutro  hay;adaha way diis taan ama ay gataan ,

 

  1.  hawlgal hay’ada GRT kafulinayso gobolada puntland

hay’ada GRT oo kasamayndoonta  halgalo gobolada puntland , hay adau waxay fulindoontaa hawl galo caafimaad oo lacg la;aan ah waxayna bixin doontaa dawooyin lacag la;aan ah,hawlgal kaa caafimaad ayaa wuxuu yahay daawaynta iyo barista cudurka maskaxda ku dhaca ee Dhimirka looyaqaaan,hay adu waxay bilaabi doontaa hawla galadeeeda caafimaad 19---21 luuliyo maal maha talaadada arbacada iyo khmiista. Waxay hal gal kaa kafulin doontaaa deegaanada isku-shuban iyo ufayn ,waxay uga gudbi doontaa mar kii baaritaan kaasi dhamaado deegaanada xaafuun.

Waxay ha’adu soo fulisay baaritaani hore oo ay kazoo fulisay deegaanada  Baran Hadaaftimo Cawsane iyo laasqoray. Waxayna u qay bisay daawooyin  loo is ticmaalo cudurka maskaxda ee dhimirka.

 

By Siciid Bile Qallad

Bosaso Somalia


             Biyo Kulule

         Togga Laag
   

         Geed Xiji ah(Maydi)


        Geed Xiji ah (Beeyo)


President Abdillahi Yusuf


Prime Minister Dr. Ali  Geddi

   The Yibir Of las Burgabo :
    By Mohmood Gaidon