BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Radio Daljir

Radio VOA
 
Allpuntland
Allcayn
Aminarts.com
Allmudugnews
Alcarab
Awdalnews
Allidamaale
Allwariye
Allsanaag
Agabso.com
Aflax
Allwadani
AllSomali.com
Awrboogays
Balkeena
Baydhabo Online
Bari Media
Bosaso Media
Biyokulule
Bulsho
Buruc News
Buruc Baxaya
Calanka
Ceegaag
CeegaagMedia
Cibaado
Current Analyst
Dalweyn
DissidentNation
Dowled.com
Dayniile
Dhahar.com
Dhanbaal
Doollo
GalgalaNews
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hadaaftimo
Halgan.net
Halganews
Hiiraan.com
HornAfrik
HorseedMedia
Jamhuuriya
Jamhuriyah
Iibka.com
Maanhadal
Mareeronews
Markacadeey.com
Markacadey.net
Miisaanka
Nomad Diaries
Puntlander
Qarannews
Qardhaawi
Raadreeb
Radio Garoowe
Radio Ogaal
Sbclive
Sheekh Umal
Shabelle
Shaaficiyah
Somalimeet
SomaliMp3
SomaliNote
Somalivoice
Somaliweyn
Somalitalk
Somaliland Org
Sanaag Post
UniversalTV
Wardheernews
Warka
Waayaha
Widhwidh
Xamuure Online
Xargaga Online


Somalia`s New Tongue Twisting Names
By Roobdoon Forum

How to Start
Your Own Xubin and Waax Country

By Roobdoon forum

Carrab Lo'aad Caws Looma Tilmaamo
By C/fataax Faamo(RF)
Running as a Nation Watches
Roobdoon Forum
Obama
New Beginning
in Muslim World
Islaamist
Islamist Vs Islamist
Waliid
Hammiga Waliid & Hangoolka UNPOS
Roobdoon Forum
QP
Puntland: A Quisling Scheme
Roobdoon Forum


Silsiladda Taxataran ee Beesha Axmed Harti
By M B Dubbe


Morasante
Silsiladda Taxataran ee Beesha Maxamuud Harti
By M B Dubbe


 

 

 

 

 

 

 


Tacsi Tiiraanyo leh


Talaado, July 02, 2013


 


Maanta oo Talaada ah, saacada Afrikada Bari marka ay ahayd shantii iyo labaatan daqiiqo ee galabnimo, waxaa magaalada Nairobi ku geeryooday, Allaha U Naxariistee, Maxamuud Bile Dubbe (Kabo Soomaali).


Hadaannu nahay Bahweynta Bogga Biyokulule Online iyo Roobdoon Forum waxaan Tacsi u diraynaa eheledii, qaraabadii, iyo asxaabtii uu ka geeryooday Maxamuud Bile Dubbe. Waxaanu ka baryeeynaa in Ilaahay uu inaga wada siiyo Samir iyo Iimaan. Sidoo kalena waxaan Ilaahayna uga baryeeynaa Maxamuud Bile Dubbe in uu Naxariistii Janno ka Waraabiyo.


Aamiiin aamiin aamiin aamiin


 


 


Meerto-Nololeedka Marxuumka
Diyaariyey: Maxamed Foore
July 02, 2013


Magaca : Maxamud Bile Dubbe
Hooyada: Khadiija Maxamed Idiris
Ku Dhashay : Bosaso 1948
Xaas ahaan : Xaas iyo lix carruur ah


Waxbarashada


Dugsiga Hoose/Dhexe : 1963 Bosaso
Dugsiga Sare: 1968 Muqdisho
1970 – 1971: Kuliyadda Siyaasada (Midowga Sofyeti, U.S.S.R)
1975/1976 : Wabarasho hal sano Machadka Culuunta Siyaasadda
1977: Tababar waaya aragnimo ee Hogaaminta
Bulshada& Maamulka ee Dalka Czechoslovakia
1980 -1981: Tababar hal sano Maamulka iyo Maareynta (SIDAM)


WAAYA ARAGNIMO SHAQO


1972: Gudoomiyaha Degmada Xamar-Weyne


1973: Gudoomiyaha Degmada Shingaani


1974: K/S D egmada Wanla-weyn


1977/1978: Gudoomiyaha degmada Ceeri-gaabo-Sanaag
1979: Wakiilka wakaalada Ganacsiga Dharka iyoMaacuunta


1981: Wakiilka Bangiga Dhexe ee Somaliya


1982/1996: Ganacsade


1996/1997: Wakiilka Khasnada Dhexxe ee Gobolka Bari


1998/2005: Madaxa maamulka ee Wasaarasada Maaliyada


1996/2005: Khibrad waayo aragnimo Baaris cilmiga Bulshada(Ethnic sociology)


26/01/05: Wasiir ku xigeen Wasaaradda HawlahaG/D/Hawada Puntland


15/12/2007: Wasiirka Waxbarashada DG/Puntland


25/01/2009: Xubin Barlamaanka Soomaaliya.


ABAAL MARIN


1 . Billad Maar ah oo Hawl-Karnimo.


LUQADAHA


1)- Somali 2)- Carabi 3)- English


Waxaa Diyaariyey Mohamed Foore


 


 


 



sawirro
Sawirro Somaliya

/
Bosaso

muqdisho
Muqdisho of Yesteryears and Today’s Muuq-disho

 

 


© Copyright   BiyoKulule Online All rights reserved®
Contact us administrator@BiyoKulule.com or roobdoon2000@yahoo.ca